Mai-Mai | |
---|---|
Af- Mai-Mai | |
Dhalad u ah | Somalia; Bulshooyinka muhiimka ah ee Itoobiya, Kenya, woqooyiga Ameerika, iyo Yemen. |
U ah afka hooyo | 3.9 million in Somalia (2016)e18 |
Qoyska luqada | |
Hab qoraalka | Farta Maay (far Laatiin) |
Xaalada Rasmiga | |
Ka ah Luqad rasmi | Soomaaliya |
Koodka luqada | |
ISO 639-3 | ymm |
ka mid ah taxane ku saabsan |
Dhaqanka soomaaliya |
---|
Dhaqanka |
Dadka |
Diinta |
luqada |
Siyaasadda |
Af-Maay ama Af Maay Maay waa asalka afka soomaaliga oo ka mid ah Kushiitik laanta Afro Asiatik . Waxaa badanaa looga hadlaa Soomaaliya iyo meelo ku dhow dhow Itoobiya iyo Kenya . Luuqada afka maay ga waxee u qorantahay sida tan. (Boggung wikipedia weyba gaar ing eya dhigmiyaalk liki dhiki alif Soomaali, weybuwa meel lang welbow abtugaal iyo dhigmsuubis ka kordhiye koro. Baalakan wikipediyade waxe qaas an ey dhamaan walii af Soomaali ka dhikanyee. Qof kaste aqristee karee wane wal ka bedelee karee dhamaan maqaalyaalke baalakan ka dhikanyee.)
Hadii lagu fasiro af maxatiri waa sida tan, Boggani wikipedia waxa uu gaar u yahay maqaalada ama qoraalada ku qoran afka soomaaliga. Qof walba wuxuu awoodaa inuu ku qoro uuna aqriyo ama uu dib u habeeyo qoraalada ku qoran boggan. Af maaygu waa luuqada koowaad ee dalka soomaaliya lagaga hadlo, waxaana looga hadlaa gobolo farabadan oo uu kamid yahay gobolka Bay, guud ahaan deegaanada uu ka koobanyahay gobolka, waxee sii leedahay lahjado fara badan oo looga hadlo gobolada , Shabeellaha Hoose, Bakool, Gedo,Jubbada Dhexe,Jubbada Hoose,Banaadir iyo meelo ka mid ah deegaanada ismaamulka soomaali galbeed ee itoobiya iyo waqooyi bari ee dalka kenya.