Badweynta Qaramada Midoobay United Nations-Oceans | |
![]() | |
Loo soo gaabiyo | UN-Oceans |
---|---|
Samaysmay | Sebtember 2003 |
Nooca | Xidhiidhin iyi Ilaalo guud |
Sharciga | Shaqaysa hada |
Hogaanka | Dr Andrew Hudson Xidhiidhiyaha UN-Oceans |
Ururka leh | Qaramada Midoobay |
Website | UN-Oceans Website |
Badweynta Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations-Oceans, loo soo gaabiyo: UN-Oceans) mararka qaar loo soo gaabiyo UN-O waa wakaalad xidhiidhisa Qaramada Midoobay iyo bulshada caalamka, isla markaana ilaalisa badweynta (iyo badah) iyo xeebaha dhammaan aduunka. Sidoo kale ururkani wuxuu qayb ka yahay sharciyeynta xadadka badaha iyo ilaalada xadadka badaha caalami een la kala lahayn.
Ururka UN-Oceans waxaa si rasmi ah loo sameeyay bishii Sebtember 2003.
![]() |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |