Buuraha Cal Madow Somalia waxay ku yaalaan gobolka Sanaag. Cal madow waxay wax yar u jirtaa magaalada Laas Qoray buurtaan waa buur aad u qurux badan oo markeeda hore loo dalxiis tagi jiray.Buurta dherekeeeeda waxay u dhaxaysaa 700 ilaa 800 oo mitir.waxay buurtan dhereran tahay ilaa ceerigaabo ilaa meel udhow xuduuda gobolka bari ee puntland Somalia.
|title=
(caawin)|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date=
(caawin)