Degmaada Ceeldaraad sidoo kale loo yaqaano Degmada Derri waa degmo ka tirsan gobolka [Galgaduud]. waxaa degmo ahaan loo aqoonsaday sanadki 2001.
Degmada waxeey xaduud la leedahay Ceelbuur oo waqooyi ka xigto, Galhareeri oo bari ka xigto, Ceeldheer oo koofur ka xigto, Wabxo oo waqooyi galbeed ka xigto iyo Budbud oo dhanka koofur galbeed ka xigto.
Degmada Ceelbuur oo ah degmada ugu qadiimisan gobolada dhaxe waxay u jirtaa 57 km.dagmada wabxo waxay ujirtaa 61 km dagmada galhareerine waxay ujirtaa 66 km.
magaalada dhaqaala heeda wuxu ku tiirsan yahay beeraha, iyo xoolaha nool sida Geela, Ariga iyo Lo,da .
Magaalada Waxaa degan beesha murusade, gaar ahaan hilibi maxamed iyo Daguuro Ahmed oo liasku daaxo Habar maxamed, Tirada dadka degan waa 27,374 tira koob ki ugu dan beeye ee la sameeye.
degmada Waxaa ku yaal dugsi hoose dhaxe iyo sare oo lagu magacaabo Ceeldaraad Primary And Secondary School, isbitaalo caafimaad, iyo maraakis diinta lagu barto .
Ciyaaraha caanka ee ku tahay ee laga ciyaaro waxaa kamid ah wilisiqo gadoon waalo oradada bootinta Falaarta tartan ka fardaha iyo kubada cagta ,
Magaalada Muqdisho waxa ee u jirtaa Degmada ceeldaraad 375 km oo dhanka koofureed ah
1. Siyaasi Maxamed Qanyare Afrax
2. General Faarax Cabdulle Gacal (Garam Garam)
3. Cali Maxamed Cosoble Wardhiigeley (Wasiir/Xildhibaan Aas-aasihii USC
4. Xildhibaan Maxamed Abuukar Cali (Jacfar)
5. Cali gacal Casir (Gudoomiyii baarlamaanka Galmudug)
6. Suldaan Xaaji Xasan Gardheer (Nabadoon Caanka ahaa Somalia)
7. Nabadoon Geedi Ciyoow Calasow (Ciyoow Ganle)
8. Suldaan Xasan maxamed Sabriye (Xasan Madoow) Suldaanka Guud ee Beesha murusade
9. Nabadoon Cabdulqaadir Sh. Xuseen Bacadoow (Wabiin) Nabadoonka guud ee dhaqanka beesha Daguuro
10. Nabadoon Cabdullahi Axmed Ciire (Cashara) Nabadoonka guud ee dhaqanka beesha Hilibi
11. Sheekh Maxamed faarax Culusow (SHeekh Caan ah)
12. Sheekh Xuseen Bacadoow
13. Coll. Ciise Xasan Caraale (Jiijiile)
14. Halgamaa Maxamed Kheyre (Dhagaxtuur)
15. G/Sare Daahir C/ Axmed Cadaawe
16. Prof G/sare Yaxye Cali ibraahim Hareeri
17. Coll. Maxamed Guure Xareed
18. Cabdulle Qanyare Afrax
19. Gashanle Ciise indhooy
20. Agaasime Axmed Faarax Maxamed (Gaatamow)
21. Nabadoon Socdaal Jiisow Cosoble
22. Abwaan Barre Maxamed Fiidoow (Leento)
22. Nabadoon maxamed Yare Siyaad
23 Gashanle Axmed Maxamuud Jimcaale
24. Gen. Xaaji Maxamed Ceynte
25. Col. Maxamed Gaaboow Jimcaale
26. Ciyaaryahan Jibriil Xasan Fariid (Jibriil Malag)
27. Fananada Farxiya Axmed cadaawe (Farxiya Fiska)
28. Fanaanka Maxamed Xasan Shiikh Deko
29. Fanaanka Cabdinajiib Cabdi wehliye (Najii Alfa)
30. Fanaanada Nasteexo Aadan Cabdi ladan
31. Gud. Cabdiskakuur Abuukar Macallin (Rooble)
32. Gud. Mustaf Cali Kheyre
33. Gud. Axmednuur Cabdi Siyaad
34. Nabadoon Xujaale Cabdulle Jiisow
35. Suldaan Sh.Ibraahim Sh.Xasan Fagaareeye
35. Xildhibaanad Naciimo Maxamed Gacal
36. Xildhibaan Cabdiwali Maxamed Qanyare
37. Xildhibaan Cumar Maxamuud Mahadalle
38. Xildhibaan Aadan Xaaji Xasan gardheer
39. Ganacsade Cabduqaadir Xasan Ciise (Milkiilaha Shirkada korontada Blue Sky)
40. liibaan cismaan sabriye (quusiye)
41. CabdiCalas Maxamed guure (Gud.jaaliyada somaliyed ee south Africa)
42. Nabadoon Axmadeey Khaliif Cadow
43. sheikh adan nuur indhooy
44. ismaaciil xuseen nuur (ruush)
45. G/Sare Mohamud Fidow Dhiblaawe ( Fadalaxun )
46. Mohamed Abdullahi Mire
47. Maxamud Qanyare
48. Eng Shaafici Cabdiraxmaan Xujaale
49. Xildhibaan Dayax Axmed Cumar
50. Weriye Maxamed Xaaji Xuseen Raage
51. Coll. Cabdi shire Gaandaxley
52. Prof. Mohamed Ibrahim Abdulle
53. Salaad Maxamuud Eybakar (Salaad Tuurre)
54. Cadow Gaawoxo Shamati
55. Macallin Cabdullaahi Cali Tooxow
56. Ganacsade Shiikh Cabdullaahi Gacal Maxamuud
57. Ganacsade Maxamed Cali Cirro (Raage)
58. G/Sare Sheekh Ciise maxamuud Jimcaale
59. Xasan Maxamed Cilmi (Xassan Fariid)
60. Musician & Mulaxan Xasan Sabriye Afrax (Xasan Gareyd)
61. Gud. Mahad faarah Mohamed (Bidhi)
62. Ganacsade. Bashiir Ali Hussein (bashka)
63. Nabadoon. Faarax Maxamed yarre Siyaad
64. Cali Hussein middi weyne (middi weyne)
65. Abdullahi Maxamed yarre siyaad (afweyne)
66.oday degmada. Abuukar dhagey Ali
67.Axmed Maxamed siyaad (Shubato)
68. Ibraahim Maxamed barrow (luga-dhere)
69. Gud.maxamed cabdulahi xuseen (qaar-weere)
70. Muuse Maxamed yarre Siyaad
71. Dr. Maxamud daahir sheikh
72. Cali Maxamuud faarax (suuley)
73. Maxamed mustaf Ciise