Gegada diyaaradaha Beledweyne

Gegada diyaaradaha Beledweyne
Beledweyne Airport

Duqow Ahmed Fiidow Airport
IATA: noneICAO: HCMN
Macluumaad Guud
Adeegyada Beledweyne (baladwayne)
Ku yaal Hiiraan, Soomaaliya
Joogga Heerka badda 559 ft / 170 m
Isuduwe 04°45.57′N 045°13.98′E / 4.75950°N 45.23300°E / 4.75950; 45.23300Coordinates: 04°45.57′N 045°13.98′E / 4.75950°N 45.23300°E / 4.75950; 45.23300
Maabka
HCMN is located in Somalia
HCMN
HCMN
Meesha garoonku ka dhaco Soomaaliya
Macluumaad
Jihada Dhererka Nuuca dhabaha
m ft
04/22 2,000 6,562 burciid/dhagaxaan
Isha warka: [1][2]

Gegada diyaaradaha Beledweyne (Af Ingiriis : Beledweyne Airport) sidoo kale loo yaqaano Duqow Ahmed Fiidow[3] (ICAO: HCMN) waa gego diyaaradeed ku taala magaalada Beledweyne, gobolka Hiiraan ee wadanka Soomaaliya.[4]

Garoono Kale Soomaaliya

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland.


Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. "Nuqul Archive" (PDF). Logistics Cluster. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 22 May 2012. Soo qaatay 23 September 2013.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  2. Macluumaadka gegooyinka diyaaradaha Belet Uen, Somalia (HCMN) ee laga helo Great Circle Mapper.
  3. . June 21, 2012 http://sabahionline.com/en_GB/articles/hoa/articles/newsbriefs/2012/06/21/newsbrief-07.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. (PDF). Government of Somalia http://www.somalitalk.com/2010/may/istambul/transport.pdf. Soo qaatay 31 August 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)