Gegada diyaaradaha Ceerigaabo

Gegada diyaaradaha Ceerigaabo
Erigavo Airport
IATA: ERAICAO: HCMU
Macluumaad Guud
Nuuca Garoonka dadweyne
Milkiilaha Wasaarada Duulista
Agaasimaha Ceerigaabo
Adeegyada Erigavo, SSC-Khatumo
Joogga Heerka badda 5,720 ft / 1,743 m
Isuduwe 10°38′32″N 047°23′17″E / 10.64222°N 47.38806°E / 10.64222; 47.38806Coordinates: 10°38′32″N 047°23′17″E / 10.64222°N 47.38806°E / 10.64222; 47.38806
Maabka
ERA is located in Somalia
ERA
ERA
Meesha garoonku kaga yaalo SSC-Khatumo
Macluumaad
Jihada Dhererka Nuuca dhabaha
m ft
1,220 4,003
Isha warbixinta: [1]

Gegada diyaaradaha Ceerigaabo (Af Ingiriis : Erigavo Airport) (IATA: ERA[2]ICAO: HCMU) waa gego diyaaraded u adeega bulshada magaalada Ceerigaabo,[3] gobolka Sanaag ee SSC-Khatumo.

Madaarka Ceerigaabo wuxuu dhacaa joog dhan 5,720 feet (1,743 m) biyaha bada korkeeda. Sidoo kale wuxuu garoonku leeyahay wado laami oo dhererkeedu le'egyahay 1,220 metres (4,003 ft).

Garoono Kale Khatumo

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Somaliland.


Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Template:Diyaaradaha Khatumo