Gegada diyaaradaha Gerbohaareey Garbaharey Airport | |||
---|---|---|---|
IATA: GBM – ICAO: ma lahan | |||
Macluumaad Guud | |||
Nuuca Garoonka | Dadweyne | ||
Milkiilaha | Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Soomaaliya | ||
Agaasimaha | Garbahaarey | ||
Adeegyada | Garbahaareey, Soomaaliya | ||
Joogga Heerka badda | 6,500 ft / 3,220 m | ||
Isuduwe | 03°19′22″N 042°12′47″E / 3.32278°N 42.21306°ECoordinates: 03°19′22″N 042°12′47″E / 3.32278°N 42.21306°E | ||
Maabka | |||
Meesha ka dhaco Soomaaliya | |||
Macluumaad | |||
Jihada | Dhererka | Nuuca dhabaha | |
m | ft | ||
1,050 | 3,445 | ||
Isha warbixinta: [1] |
Gegada diyaaradaha Gerbohaareey (Af Ingiriis : Garbaharey Airport) (IATA: GBM[2], ICAO: GBM) waa gego diyaaradeed u adeega bulshada magaalada Garbahaarey[3] (sidoo kale loo yaqaano Garbaharey), gobolka Gedo ee wadanka Soomaaliya.[4]
Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland.
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)