Gegada diyaaraha Burco Burao Airport | |||
---|---|---|---|
IATA: BUO – ICAO: HCMV | |||
Macluumaad Guud | |||
Adeegyada | Burco, Somaliland | ||
Joogga Heerka badda | 3,400 ft / 1,100 m | ||
Isuduwe | 09°31′00″N 045°34′00″E / 9.51667°N 45.56667°ECoordinates: 09°31′00″N 045°34′00″E / 9.51667°N 45.56667°E | ||
Maabka | |||
Meesha ka dhaco Somaliland | |||
Macluumaad | |||
Jihada | Dhererka | Nuuca dhabaha | |
ft | m | ||
04/22 | 7,875 | 2,556 | Dirt |
Gegada diyaaraha Burco (Af Ingiriis : Burao Airport) (IATA: BUO, ICAO: HCMV) waa gego diyaaradeed ku taala magaalada Burco, maamulka Somaliland.[1] Horaantii sanadkii 2012ka, garoonka waxaa lagu bilaabay dib u habayn iyo dhismo cusub kaasi oo jiheynayso Hay'ada Duulimaadka Qaramada Midoobay.[2]
Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland.
|title=
(caawin)
|ciwaan=
ignored (caawin)