House of Representatives Golaha Wakiilada مجلس النواب Majlis al-Nuwaab | |
---|---|
Type | |
Type | Laba Gole |
History | |
Founded | 1991[1] |
Leadership | |
Speaker | Bashe Mohamed Farah since August 6, 2017 |
Structure | |
Seats | 82 members |
Political groups | UDUB (33) KULMIYE (28) |
Length of term | 5 years |
Elections | |
Last election | 2005 |
Next election | 2021 |
Meeting place | |
Hargeisa | |
Website | |
somalilandparliament.net | |
Footnotes | |
Golaha Wakiilada Somaliland on Facebook |
Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda: Siyaasadda iyo Xukunka Somaliland |
Dastuurka |
|
Garsoorka |
|
Qaybaha kale |
Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland (Af Ingiriis : Somaliland House of Representatives; Af Carabi : ar) waa gole ka tirsan Golaha Baarlamaanka ee Jamhuuriyada Somaliland. Sida caadiga ah, golaha Wakiilada waa "Golaha Hoose" ee wadanka kaasi oo ka kooban 82 xubnood oo laga soo doortay Gobolada Somaliland.[2]
Golaha Wakiilada ee maanta ka shaqeeya wadanka Somaliland waxay sameeysmeen doorashadii Baarlamaanka Soomaaliland ee sanadkii 2005. Intaas waxaa dheer, in golahani ka kooban yahay 82 xubnood kuwaasi oo ka soo jeeda gobolada wadanka oo dhan.
|title=
(caawin)
|date=
(caawin); Maqan ama ebar |title=
(caawin)