Qeyb ka mid ah silsilada |
---|
Taariikhda Soomaaliya |
|
|
Soomaaliya portal |
Gollaha Sare ee Kacaanka (Af Ingiriis : Supreme Revolutionary Council, Af Carabi : ar) wuxuu ahaa golle maamul dowladeed ka talin jirey wadanka Soomaaliya wakhtiyadii u dhaxaysay 1969 ilaa 1976.
Hoos waxaa ku xusan liiska xubnihii Golahi Sare Kacaanka Soomaaliya February 1970:
Hogaamiye |
---|
Maj.-Gen. Maxamed Siyaad Barre |
Ku xigeenka |
Maj.-Gen. Muhammad Ainanshe |
Maj .-Gen. Jamac Cali Korshel |
Xubno |
Lt.-Col. Salaad Gabeyre Kediye |
Lt.-Col. Muhammad Ali Samatar |
Brig.-Gen. Hussein Kulmiye Afrah |
Lt.-Col. Ahmed Mohamoud Ade |
Lt.-Col. Abdullah Mohamed Fadil |
Lt.-Col. Ali Matan Hashi |
Capt. Ahmed Hassan Musa |
Maj. Muhammad Sh. Osman |
Maj. Ismail Ali Abucar |
Maj. Muhammad Ali Shirreh |
Maj. Ahmed Suleiman Abdulle |
Maj. Mohamoud Ghelle Yusuf |
Maj. Farah Wais Dulleh |
Capt. Musa Rabille Goede |
Capt. Ahmed Muhammad Farah |
Capt. Muhammad Omer Ges |
Capt. Osman Mohamed Jelle |
Capt. Abdi Warsama Isaak |
Capt. Abdirazak Mahamud Abubakar |
Capt. Abdulkadir Haji Muhamad |