Waaberi وابري | |
---|---|
Asal | Soomaaliya |
Nooca fanka | Fanka Soomaalida |
shaqada | fanaan, ciyaaro |
Qalabka | cod, gitaar, kaban, Turunbo |
Sanadaha Shaqada | 1960kii ilaa 1990meeyihi |
Falalka la xiriira | Hibo Nuura, Xasan Aadan Samatar, Magool, Maryan Mursal |
Qeyb ka mid ah silsilada |
Fanka Soomaalida |
---|
Fanka iyo Suugaanta |
Masraxa |
Qeybaha Heesaha |
Hirwo Dhaqameed |
Qalabka |
La Xidhiidha |
Waaberi (Af Soomaali : Hobolada Waaberi, Af Carabi : ar) waxay ahaayeen koox hobolo, fanaaniin, heesaa, majaajilo, ruwaayado, iyo bandhigyo faneed ku caan ahaa oo u dhashay wadanka Soomaaliya. Hobolada Waaberi waxay wax ku soo bandhigi jireen Af Soomaali, Carabi iyo Ingiriis, waloow ay Af Soomaaliga u badnaayeen.
Hobolada Waaberi waxay ahaayeen koox ka tirsan xubnaha Fanka Soomaalida kuwaasi oo ka koobnaa abwaano, halabuur, curiyeyaal, qoraa, fanaaniin, muusikyahano, majaajileystayaal iyo qeybo kale oo badan. Hobolada Waaberi waxay soo baxeen badhtamihii 1970kii, waxay wakhti yar ku noqdeen hormuudka fanka.
Hobolada Waaberi waxaa ku jiray qaar ka mid ah fanaaniinta ugu caansan gayiga Soomaaladi, kuwaasi waxaa ka mid ahaa:
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |