Jaamacadda Gollis Gollis University | |
---|---|
جامعة جولس | |
File:Gollis university.jpg | |
Halku dhegga | Waadi waxbarasho |
La aas aasay | 2004 |
Nuuca | Si gaar ah loo leeyahay |
Madaxwenaha Jaamacadda | Dr Saciid A. H. Ibrahim |
Waxay ku taal | Degmada Koodbuur, Hargeysa, Somaliland, Soomaaliya |
Website | www.gollisuniversity.com |
Jaamacadda Gollis (Af Ingiriis : Gollis University) (GU) waa jaamacad si gaar ah loo leeyahay taasi oo casharo ka bixisa magaalada Hargeysa, magaalo-madaxda maamulgoboleedka waqooyi-bari Somaliland wadanka Soomaaliya. Jaamacadani waxay u dhowdahay Buuraha Golis, oo ah meesha loogu magacdaray. [1]
|ciwaan=
ignored (caawin)