Maalgelinta Horumarka Sare Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Capital Development Fund, loo soo gaabiyo: UNCDF) waa wakiilka Ururka Qaramada Midoobay ee taageerida iyo hagida 48ka wadan ee ugu dhaqaalaha yar. Hay'adani waxay fursado dhaqaale u abuurtaa bulshooyinka faqiirka ah si ay u helaan maalgashi iyo horumar koboca dhaqaalaha ah.
Inta ugu badan ururka UNCDF waxay diirada saartaa wadanada Afrika iyo kuwa faqiirka ah ee qaarada Aasiya; khaas ahaan wadanada ay aafeeyeen dagaalada iyo colaada.
![]() |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |