Mudane Mahdi Maxamed Guuleed "Khadar" "مهدي محمد جوليد "خضر | |
---|---|
Ku-simaha Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya[1] | |
Ambassador to Welcome | |
xafiiska la wareegay 25 Luulyo 2020 | |
Madaxweyne | Maxamed Cabdulaahi Maxamed |
ka horeeyay | Xasan Cali Khayre |
Ra'iisul waraarahe ku xigeenka 19aad | |
Ambassador to Welcome | |
Xafiiska 21 Maarso 2017 – 25 Luuliyo 2020 | |
Madaxweyne | Maxamed Cabdulaahi Maxamed |
Raiisel wasaare | Xasan Cali Khayre |
ka horeeyay | Maxamed Cumar Carte[2] |
Faahfaahin shaqsiyadeed | |
Dhashay | Mahdi Maxamed Guuleed Awaare, Itoobiya |
Xisbiga | Madaxbannaaan |
Ciyaalka | 7 |
Degenaansho | Muqdisho, Soomaaliya |
Waxbarasho | University of London |
Abaalmarinta | 2 |
Mahdi Maxamed Guleed "Khadar" (Af Ingiriis : Mahdi Mohammed Gulaid "Khadar"; Af Carabi : ar) waxa uu ahaa ku-simaha Ahna Raysal wasaaraha Waqti xaadirkan Ra'iisul wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya kaasi oo horey u ahaa Ra'iisul wasaare ku xigeen wakhtiyadii udhexeeyay 21 Maarso 2017 ilaa 25 Luulyo 2020.[3]
Khadar farogelin muu ka yeelin arrimaha Dhulka muransan (Waqooyiga Soomaaliya)
Mahdi maxamed guuleed wuxuu ka soo jeeda beesha ugu balaadhan isaaq ee Ciidagale Mahdi guuleed waa Raysal wasaaraha waqti xaadirkan sii hayaha ah. Waana nin aad u firfircoon karti badan wax qabadkiisu Aad u cad yahay Soomali oo dhana jeceshahay
|title=
(caawin)
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date=
(caawin)
|title=
(caawin)