marfuu'ul qalam (Af Ingiriis : diminished responsibility; diminished capacity, Non compos mentis; Af Carabi : ar) waa qof falal budhcad, faasiq, gardarrane, mujrim, ama dambiile fuliya, isla markaas dembigaas la ciqaabi karin waalni darteed. Qod haddii uu maandoor sida khamri ama maandoor kale isticmaalo, marfuu'ul qalam ma noqonayo. Maxkamadaha wadamada Islaamka ayaa isticmaala garnaq noocan la mid ah; wadamada Muslim ahayn maxkamadahooda wuxuu tixgeliya qofkaas inuu maangaar yahay, iyo sifooyin kale.[1]