Maxamed Giriig محمد نور غيريغ | |
---|---|
Ku dhashay | Horaantii 1935 Berbera, Soomaaliya |
Dhimasho | Janaayo 2002 ( 2000–2001 jir) Hargeysa, Soomaaliya |
Sababta dhimashada | xanuun |
Ku aasan | Hargeysa, Somalia |
Qoomiyada | Soomaali |
Shaqada | Heesaa, Fanaan, laxamiiste, jilaa |
Sanadaha Shaqada | 1963kii-2000 |
Ka tirsan | Hobolada Waaberi (1970-1998) |
Shaqooyinka ugu muhiimsan | Heeso wadani, heeso jacayl, qasaa'id |
Magaalada ka soo jeedo | Xamar, Banadir |
Diinta | Sunni Islaam |
Maxamed Giriig (Af Ingiriis : Mohamed Nuur Giriig, Af Carabi : ar) (dhashay horaantii 1935 - geeriyooday 2002) wuxuu ahaa fanaan, heesa iyo laxamiiste aad caan ugu ahaa fagaaraha suugaanta Soomaalida. Maxamed Nuur Giriig wuxuu ka mid ahaa fanaaniinta Soomaalida ee ugu caansana wakhtigoodi, waxaana aad loogu xasuustaa heesaha jacaylka iyo amaanta ah.
Maxamed Nuur Giriig wuxuu ku dhashay magaalada Berbera, Waqooyiga Soomaaliya, Fanaanku wuxuu dhashay horaantii sanadkii 1935kii wuxuuna geeriyooday sanadkii 2002da magaalada Hargeysa dhexdeeda asaga oo da'a ah.waxa ay soowada galeen fanka fanaankii weynaa e cismaan gacanlow heesa uu qaaday hobol giriig waxa sameeyay hormuudyada suugaanta codkiisa halaasiga ah awgeed
In kastoo Maxamed Mooge iyo walaalkii Axmed ay sameeyeen iyo ku luuqeeyeen heeso badan oo dhinacyo badan taabanaya waxaa ugu caansanaa kuwan hoos ku xusan: