Xasan maxamed Xuseen (muungaab) Hassan Mohamed Hussein Mungab حسن محمد حسين مونجاب | |||
![]()
| |||
Hadda xilka haya | |||
La wareegay Xilka 27 Febraayo 2014 | |||
Xilka kaga horeeyey | Tarsan | ||
---|---|---|---|
Gudoomiyaha Maxakamadda Sare ee Ciidamada Militariga Soomaaliya
| |||
Ka qabtay xilka 12 Agoosto 2010 – 18 maajo 2014 | |||
kaga dambeeyey xilka | Cabiraxmaan Maxamed Tuuryare | ||
Macluumaad gaar ah
|
|||
Xisbi siyaasadeed | Madaxbannaan |
Xasan Maxamed Xuseen Muungaab (Af Ingiriis : Hassan Mohamed Hussein Mungab, Af Carabi : ar) waa siyaasi Soomaali ah. Waa duqa magaalada Muqdisho ahna gudoomiyaha gobolka Banaadir.
Muungaab wuxuu ka soo jeedaa deegaan ahaa gobolka Banaadir ee Soomaaliya. Gaar ahaan magaalada Muqdisho.[1]
Deeq aw Xirsi waa saaxibka khaaska
Muungaab wuxuu noqday mid kaalin mug leh ka qaata ansha Ciidanka Soomaaliya asigoo ka howlgalaya maxkamadda ciidamada.[2]
27 Febraayo 2014, wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa lagu magacaabay. Waxaana qorshe loogu talo galay in amniga wax looga qabto kadib markii uu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu latashi la sameeyey, Raiisulwasaare Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wasiirka arrimaha gudaha Cabadullaahi Goodax Barre. Muungaab wxuu xilka kala wareegay Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan).[2]
Lagasoo bilaabo markii uu, Muungaab xilka la wareegay wuxuu sameeyey isbedel dhammaan gudoomiye-yaashii degmooyinka. Horraantii bishii Maarso 2014, wuxuu la kulmay dhammaan gudoomiyayaasha gobolka banaadir. Kulanka dabadiis wuxuu u sheegay in wax alla wixii agab ah ee loo baahanyahay ay heli doonaan haba u badnaadeen xagga amniga. Sidoo kale isgoo balan qaaday in warqadaha aqooniga la bixin doono.[3]
Abriil 2014, Muungaab wuxuu ku dhaqaay in uu soo gabagabeeyey dhamaan magacaabistii degmooyinka Gobolka Banaadir. Haydaha NGO iyo hayadaha dawladda wuxuu ugu baaqay in ayasan xirin wadooyinka dhagxaanatana ay ka qaadaan.[4]
|ciwaan=
ignored (caawin)
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |date=, |archive-date=
(caawin)
|title=
(caawin)
|title=
(caawin)