Abtirsiga reer-Darawiish
Si'iid Harti ama Reer Khatumo ama Dhulbahante ama reer Darawiish waa qabiil Soomaaliyeed oo ku xeeran SSC-Khatumo state , iyo ka mid ah Harti ee beelwaynta Daarood [ 1] [ 2] [ 3] . Reer-Darawiish wuxuu degaa saddexda gobol ee u dhexeya Puntland iyo Somaliland Sool , Sanaag , iyo Cayn .[ 4] Dalka Soomaaliya waxay ka degaan jubooyinka, gaar ahaan magaalada Kismaayo .[ 5] [ 6] Dalka Itoobiya waxay ka degaan Soonaha Doolow gaar ahaan xaafadaha Bookh , Danot iyo Wardheer .[ 7] Farcanka beesha reer darawiish wuxuu kuu aasan yahay Badwein.[ 8]
Beeshu waxay caan ku tahay boqortooyada Diiriye Guure iyo halgankii uu la galey Boqortooyadii Ingriiska iyo dowrkii taariikhiga ahaa ay ka qaadatay taageerida Dhaqdhaqaaqa Darawiishta oo dagaal dhiig badan ku daatay ay la galeen quwadihii gumaysiga 1899 ilaa 1920 .[ 9] Dhaxalkaas awgood, ayaa magaca Daraawiish wuxuu ku dhowaaday in oo la mid noqdo magaca qabiilkan.[ 10]
Magaca beesha Reer-Darawiish oo dhameestiran waa Saciid Saalax Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan bin Ismaaciil al-Jabarti . Dhulka aasaasiga beesha ayaa ah gobolka Haud iyo Dooxada Nugaal , [ 11] qaybaha qabiillada ee kala dega goboladaas ayaa la isugu yeeraa Reer Hawd iyo Reer Nugaal. Xilligan, beeshu waxay leedahay 13 Garaad (ugaasyada beesha). [ 12] Garaadka ugu sareeya ee madaxdhaqameedka ayaa ah Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka dhaxlay adeerkiis Garaad Cabdiqani Garaad Jaamac .[ 13] [ 14] Adeegsiga ciwaanka Garaad (ayaa aad ugu baahsan Dhulbahante),[ 15] waxaa markii ugu horaysay daah furay awowgii weynaa ee Garaad Shirshore oo horey ugaas ahaan ugu soo shaqeeyay.[ 16]
Sannadkii 1998, waxay beelaha kale ee Harti la aasaaseen Dawlad goboleedka Puntland sababo qaraabo wadaag awgood.[ 17] [ 18] [ 19]
Si ku saleysan isir ahaan, xiriirka qabaailada Puntland iyo midnimada soomaaliyeed, ayaa codbixiyaasha Sanaag iyo gaar ahaan reer Sool waxay go’aansadeen inay aad uga yaraayeen aftidii madaxbanaanida iyo dastuurka Somaliland ee 2001.[ 17] [ 20] [ 21] In kasta oo beesha Reer-Darawiish ay ku kala jabtay khilaafkii 2007, iyada oo qaarna la safteen Somaliland iyo ciidamadeeda ee agagaarka Laascaanood , Baaqii Boocame ee 2007 ayaa dhammaan salaadiinta beelaha Reer-Darawiish diiday Ajendaha goosashada Somaliland ayna dalbadeen in laga saaro maleeshiyooyinkeeda dhulka dhaqanka u ah beesha. [ 22] [ 23]
Qabsashadii Laascaanood ka dib 2007, waxaa soo ifbaxay dhaqdhaqaaq midow oo ujeedadiisu ahayd in Somaliland laga saaro dhulalka Reer-Darawiish. Dhaqdhaqaaqa loogu magac daray Maamulka Midnimada iyo Badbaadinta ee Gobollada SSC ee Soomaaliya ( Hogaanka Badbaadada iyo midaynta SSC (HBM-SSC )) waxaa hormood ka ahaa Saleebaan Ciise Ahxmed waxaana la aasaasey 2009.[ 24]
Madax dhaqameedyada ugu muhiimsan ee taageeray Dhaqdhaqaaqa SSC waxaa ka mid ahaa Garaad Jaamac Garaad Cali, Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, iyo Garaad Cali Buraale Xasan[ 25]
Beesha Reer-Darawiish waxay degtaa Taleex , waxay ku badantahay Xuddun iyo degmooyinka Laascaanood .[ 26] Xog ururin laga sameeyay degmada Laascaanood 2011 jawaab bixiyaasha ayaa loo aqoonsaday Reer-Darawiish 92.5% halka 2.5%, 1.5% iyo 1.3% loo aqoonsaday Hawiye , Bantu iyo Isaaq siday u kala horreeyaan.[ 27] Gobolka Sanaag beeshu waxay ka degtaa degmada Ceerigaabo ayada iyo beesha Habar Yoonis ,[ 28] sidoo kale Togdheer , beeshaan ayaa ku badan Buuhoodle .[ 29] Degmada Buuhoodle waxaa laga dhigay gobol ka mid ah maamul goboleedka Puntland magaceedana waxaa loo beddelay Cayn sanadkii 2004.[ 30] . Sidoo kale ganacsatada Reer-Darawiish waxee degaan Jubaland, magaalada Kismaayo iyo hareeraheeda.[ 5] [ 6]
Dalka Itoobiya , beesha Reer-Darawiish waxay Gobolka Soomaali galbeed ka degaan aagga Doollow , gaar ahaan xaafadaha Bookh , Danot iyo Wardheer . Dalka Kenya gaar ahaan Gobolka Waqooyi Bari waxaa ku nool beel ku abtirsata Reer-Darawiish.[ 31]
Reer-Darawiish wuxuu si gaar ah u degay magaalooyinka waqooyiga Soomaaliya ee Laascaanood iyo Buuhoodle .[ 32] Waxaa intaa dheer inay si fiican uga muuqdaan magaalooyinka Ceerigaabo iyo Garoowe .
Tirada beelaha reer darawiish waxaa ah[ 33] :
gaashaanbuur
jiffo
tirada
Ararsame
Reer Hagar, Wacays Adan
100,000
Bah Ali Gheri
Cigaal Naleeye, Farax Adan, Arale Mahad, Odala
120,000
Baharsame
20,000
Barkad
n/a
60,000
Jama Siyaad
n/a
80,000
Naleeye Ahmed
n/a
120,000
Galool Oriye
Nur Axmed, Wacays Abdullah, Omar Wacays
120,000
Ugaasyo
Xassan Ugaas, Xamud Ugaas, Hussein Ugaas
150,000
Reer Aymeed
Ebirar, Mohamed Muse
60,000
Reer Oodeed
Ahmed Siciid, Abokor
30,000
Qayaad
n/a
70,000
Hayaag
n/a
60,000
Khalid
n/a
50,000
Yaxye
n/a
40,000
Reer Xadeed
Hinjiile, Higis, Yonis, Barre
30,000
Cigaal Naleeye
n/a
20,000
Odala Samakab
n/a
20,000
Arale Mahad
n/a
20,000
Farah Adan Axmed
n/a
20,000
Helaawe Ali Gheri
n/a
20,000
Helaan Ali Gheri
n/a
20,000
Cabdiraxmaan bin Ismaaciil al-Jabarti (Daarood)
Maxamed Cabdiraxmaan (Kabaalalaah)
Cbdi Maxamed (Kombe)
Saalax Cabdi (Harti)
Saciid Cabdi (Reer-Darawiish )
Axmed Saciid (Turyar)
Yoonis Saciid
Maxamed Saciid
Xusseen Saciid (Hayaag)
Muuse Saciid
Barre Muse
Cussman Muse (Ebirrar)
Maxamed Muse
Abokor Muse
Cabdale Muse
Yaxye Cabdale
Adan Cabdale (Hinjile)
Habarwa Cabdale
Khalid Habarwa
Shirshore Habarwa
Hamud 'Ugaas' Shirshore
Xusseen 'Ugaas' Shirshore
Maxamuud 'Ugaas' Shirshore
Xassan 'Ugaas' Shirshore
Cali Xassan
Faarax Xassan
Samakab Xassan
Khayre Xassan
Saalex Xassan
Samatar Xassan
Geedi Xassan
Haaruun Xassan
Cabdi 'Garad' Shirshore (Qayaad)
Cumar Cabdi
Khayr Cabdi
Ibrahim Khayre
Cali Khayre
Cusmaan Khayre
Waceys Khayre
Maxamuud 'Garad' Shirshore
Waceys Maxamuud (Cumar Waceys)
Saciid Maxauud
Jamac Saciid
Samakab Jamac
Axmed Jamac
Maxamuud Jamac
Warfa Jamac
Maxamed Saciid (Ugadhyahan)
Aadan Maxamed
Maxamuud Maxamed
Samakab Maxamed
Cabdulle Samakab
Waceys Cabdulle
Abokor Cabdulle
Axmed Cabdulle
Shirwa Axmed
Cusmaan Axmed
Nur Axmed
Seed Nur
Samatar Nur
Yusuf Nur
Musa Nur
Samakab Nur (Bihina Cali)
Ismail Nur (Bihina Cali)
Hersi Nur
Mohamed Nur
Cali Nur
Naleya Axmed
Adan Naleya
Cabdulle Naleya
Samaad Naleya
Shirwa Naleya (Bah ina Farax)
Liban Naleya (Bah ina Farax)
Yusuf Naleya (Bah ina Farax)
Cilmi Naleya
Jibril Naleya
Cali Naleya
Farax Cali (Bah Rikhaaye)
Maxamed Cali (Bah Rikhaaye)
Samatar Cali (Bah Rikhaaye)
Igal Cali (Bah ina Araale)
Abdi Cali (Bah ina Araale)
Fahiye Cali (Bah ina Araale)
Axmed Cali (Bah ina Araale)
Xuseen Cali (Bah Ina Samatar)
Yacquub Cali (Bah Ina Samatar)
Yusuf Cali (Bah Abdulle)
Cilmi Cali (Bah Abdulle)
Cumar Cali (Bah Idris)
Maxamuud Cali (Bah Idris)
Waceys Cali (Bah Idris)
Faarax 'Garaad' Shirshore
Yasin 'Garad' Farax
Cabdulleh Garad Farax
Cali 'Garad' Cabdulle
Maxamed 'Garad' Cabdulle (Bah'ararsame)
Maxamuud 'Garad' Maxamed (Jabane)
Maxamed Maxamuud
Warsame Maxamuud
Liban Maxamuud
Sharmarke Maxamuud
Guleed 'Garaad' Cabdulle (Barkad)
Cli Gulled
Amir Gulled
Maxamuud Gulled
Bah Ali Gheri
Samakab Axmed (Odala)
Egal Axmed
Warfa Axmed
Hassan Axmed
Naleye Ahmed (Egal Naleya)
Cali'Geri Axmed
Ismaciil Cali’Geri
Hersi Ali’Geri
Shawe Ali’Geri
Burale Ali’Geri
Gulled Ali’Geri
Subaan Ali’Geri
Adan Axmed
Ararsame
Waceys Adan
Hagar Adan
Gedi Hagar (Bah Ogaden)
Addaad Hagar (Bah Ogaden)
Warsame Hagar (Bah Ogaden)
Cilmi Hagar (Bah Ogaden)
Amir Hagar (Bah Ogaden)
Gulled Hagar (Bah Ogaden)
Ayaar Hagar (Bah Warsengali)
Fatah Hagar (Bah Warsengali)
Adan Hagar (Bah Warsengali)
Adan Hagar (Bah Warsengali)
Farax Hagar (Bah Warsengali)
↑ . Minority Rights Group International https://minorityrights.org/country/somalia/ . Soo qaatay 18 September 2019 .
↑ Lewis, Ioan M (1999). James Currey Publishers. p. 12. ISBN 9780852552803 https://books.google.com/books?id=eK6SBJIckIsC&pg=PA12&lpg=PA12&dq=i+m+lewis+daarood+1,000,000#v=onepage . Soo qaatay 18 September 2019 .
↑ Lewis, Ioan M (July 1959). Africa: Journal of the International African Institute . 29 (3): 274–293. JSTOR 1157617 . doi :10.2307/1157617 https://www.scribd.com/document/127191815/Clanship-and-Contract-in-Northern-Somaliland-by-I-M-lewis . Soo qaatay 18 September 2019 .
↑ Hoehne, Markus V. (2015). Rift Valley Institute. p. 57.
↑ 5.0 5.1 Bradbury, M. (PDF) . Oxfam Library https://oxfamilibrary.openrepository.com/bitstream/handle/10546/122751/bk-somali-conflict-part4-010194-en.pdf?sequence=4&isAllowed=y . Soo qaatay 21 September 2019 .
↑ 6.0 6.1 Elder, Claire; Yusuf, Zakaria (2013-05-21). International Crisis Group https://www.crisisgroup.org/africa/horn-africa/somalia/jubaland-jeopardy-uneasy-path-state-building-somalia . Soo qaatay 21 September 2019 .
↑ Bryden, Matt. UNITED NATIONS DEVELOPMENT PROGRAMME http://www.africa.upenn.edu/eue_web/Haud_gen.htm . Soo qaatay 17 September 2019 .
↑ https://www.faoswalim.org/resources/Land/General_Survey_Somaliland_Protectorate_1944-1950.pdf
↑ De Vries, Lotje; Englebert, Pierre; Schomerus, Schomerus (21 September 2018). Springer. p. 96.
↑ Hoehne, Markus V. (2015). (PDF) . Rift Valley Institute. pp. 78–79 https://reliefweb.int/sites/reliefweb.int/files/resources/Between%20Somaliland%20and%20Puntland%20by%20Markus%20Hoehne%20-%20RVI%20Contested%20Borderlands%20%282015%29%20%281%29.pdf .
↑ Hoehne, Markus V. (2015). (PDF) . Rift Valley Institute. p. 38 https://reliefweb.int/sites/reliefweb.int/files/resources/Between%20Somaliland%20and%20Puntland%20by%20Markus%20Hoehne%20-%20RVI%20Contested%20Borderlands%20%282015%29%20%281%29.pdf .
↑ . 2007-11-22 https://web.archive.org/web/20111219090824/http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Features_34/Somalia_The_Bo_ame_Declaration_of_Dhulbahante_Clan_Elders.shtml . Waxaa laga kaydiyay the original 2011-12-19. Soo qaatay 2010-11-24 .
↑ Connaughton, Stacey L.; Berns, Jessica (2019). Rowman & Littlefield. p. 84. ISBN 9781538114117 https://books.google.com/books?id=46elDwAAQBAJ&pg=PA84&lpg=PA84&dq=Garaad+Abdulqani+Garaad+Jama,#v=onepage . Soo qaatay 20 September 2019 .
↑ Ingiriis, Mohamed H. (2016). UPA. p. 238. ISBN 9780761867203 https://books.google.com/books?id=Vzi6CwAAQBAJ&pg=PA361&lpg=PA361&dq=Garaad+Abdulqani+Garaad+Jama,#v=onepage . Soo qaatay 20 September 2019 .
↑ Buur, L; Kyed, K (2007). Springer. p. 176. ISBN 9780230609716 https://books.google.com/books?id=vMeHDAAAQBAJ&pg=PA176&lpg=PA176&dq=dhulbahante+i+m+lewis#v=onepage . Soo qaatay 21 September 2019 .
↑ Hoehne, Markus V. (2015). (PDF) . p. 83 https://reliefweb.int/sites/reliefweb.int/files/resources/Between%20Somaliland%20and%20Puntland%20by%20Markus%20Hoehne%20-%20RVI%20Contested%20Borderlands%20%282015%29%20%281%29.pdf . Soo qaatay 20 September 2019 .
↑ 17.0 17.1 Lund, Christian; Eilenberg, Michael (2017-05-04). John Wiley & Sons. ISBN 9781119384809 https://books.google.com/books?id=pDLNDgAAQBAJ&pg=PT301&dq=dhulbahante+sool .
↑ Höhne, Markus V. Max Planck Institute for Social Anthropology (PDF) : 16 https://www.eth.mpg.de/pubs/wps/pdf/mpi-eth-working-paper-0082.pdf .
↑ Mesfin, Berouk (September 2009). Institute for Security Studies (PDF) : 10 https://www.files.ethz.ch/isn/111689/P200.pdf .
↑ Höhne, Markus V. Max Planck Institute for Social Anthropology (PDF) : 16 https://www.eth.mpg.de/pubs/wps/pdf/mpi-eth-working-paper-0082.pdf .
↑ Mesfin, Berouk (September 2009). Institute for Security Studies (PDF) : 10 https://www.files.ethz.ch/isn/111689/P200.pdf .
↑ Template:Cite press release
↑ Cite error: Invalid <ref>
tag; no text was provided for refs named jstor.org
↑ Hoehne, Markus V. (2015). (PDF) . pp. 81–2 https://reliefweb.int/sites/reliefweb.int/files/resources/Between%20Somaliland%20and%20Puntland%20by%20Markus%20Hoehne%20-%20RVI%20Contested%20Borderlands%20%282015%29%20%281%29.pdf . Soo qaatay 20 September 2019 .
↑ Hoehne, Markus V. (2015). Rift Valley Institute. p. 83 https://www.researchgate.net/publication/277325164 . Soo qaatay 21 September 2019 .
↑ "Nuqul Archive" (PDF) . Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2016-06-15. Soo qaatay 2020-09-01 .
↑ Somali Observatory of Conflict and Violence Prevention (2011). : 15–16 https://www.researchgate.net/publication/313854057 . Soo qaatay 20 September 2019 .
↑ Gebrewold, Belachew (2013-03-28). Ashgate Publishing Ltd. p. 130. ISBN 9781409499213 https://books.google.com/books?id=VLPW6RBUshQC&pg=PA130&lpg=PA130&dq=sanaag+region+clans#v=onepage . Soo qaatay 14 November 2017 .
↑ Hoehne, Markus V. p. 113. ISBN 9781847010186 https://books.google.com/books?id=fZiSxrTGHMkC&pg=PA113&lpg=PA113&dq=buuhoodle+district#v=onepage . Soo qaatay 14 November 2017 .
↑ Feyissa, Dereje; Hoehne, Markus V. (2010). Boydell & Brewer. p. 113. ISBN 9781847010186 https://books.google.com/books?id=fZiSxrTGHMkC&pg=PA114&lpg=PA114&dq=buuhoodle+district+dhulbahante#v=onepage .
↑ Raeymaekers, Timothy (27 Aug 2013). Springer. p. 69. ISBN 9781137333995 https://books.google.com/books?id=oYCYAAAAQBAJ&pg=PA69&lpg=PA69&dq=dhulbahante+in+kenya#v=onepage . Soo qaatay 20 September 2019 .
↑ Hoehne, Markus Virgil. Diaspeace (PDF) : 42 https://jyx.jyu.fi/bitstream/handle/123456789/36879/1/DIASPEACE_WP5.pdf . Soo qaatay 20 September 2019 .
↑ Xogta haggaanka Khaatumo 2022