Tirtir (Af Ingiriis : delete; Af Carabi : ar) waa masaxida iyo tuurista wax aan loo baahnayn ama faa'iido badan lahayn. Tirtirista waxaa loo isticmaala siyaabo badan taasi oo ku xidhan hadba xaalada lagu jiro.
Guud ahaan dhamaan xarumaha Wikipedia lama ogola in lagu qoro qoraal aan lahayn tixraac iyo cadayn. Maqaalada dadku ka qoraan naftooda, meherad iyo wax aan caan ahayn waxaa si dhakhso ah u tirtira maamulka Wikipedia.
Maqaalkaaga waa la tirtiri hadii: