Waayaha Cusub | |
---|---|
Ku dhashay | Nayroobi, Kenya |
Qoomiyada | Soomaali |
Dhalasho | ![]() |
Shaqada | Fannaan, Heesa, madadaalo, raab, muusigyahan |
Sanadaha Shaqada | 2004tii ilaa hada |
Shaqooyinka ugu muhiimsan | Fanka Soomaalida, Heeso Raap, shoowyo, dhaqdhaqaaq siyaasad |
Diinta | Suufi Islaam |
Notes Waayaha Cusub waa koox fannaaniin ayagu isabaabuley kuwaasi oo ka mid ah fannaaniinta Soomaalida ee saldhig u ahaan jirtey Nayroobi. |
Waayaha Cusub (Af Ingiriis : The New Era) waa koox fannaaniin iyo heesaa ah oo iskood isku abaabuley horraantii sannadkii 2004ta. Kooxdan waxaa saldhig u ahaan jirtey xaafadda Islii ee magaalada Nayroobi ee waddanka Kenya.