Ministry of Planning and International Cooperation | |
![]() | |
Ministry Wasaarada | |
---|---|
La-sameeyay | 1960 |
Hoos-tegta | Soomaaliya |
Xarunta sare | Muqdisho ![]() Coordinates: 2°2′24″N 45°20′46″E / 2.04000°N 45.34611°E |
Ministry Fulinta |
|
Barta | www.mopic.gov.so |
Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga (MOPIC) (Af Ingiriis : Ministry of Planning and International Cooperation) waa wasaarada masuulka qorsheynta dhaqaalaha-bulsho ee wadanka Soomaaliya. Sidoo kale, wasaaradani waxay dowlada uga masuul tahay qorshaha iyo qorsheynta tirokoobta iyo maamulka tirobulshada. Wakhti xaadirkan waxaa maamulkeeda gacanta ku haya Wasiirka Qorsheynta Cabdiraxmaan Yuusuf Xuseen.[1]
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date=
(caawin)