Soomaaliya |
Turkiga |
Xiriirka Turkiga-Soomaaliya waa xiriir diblomaasi ee udhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga. Xiriirkaan oo ah mid taariikhdiisa fogtahay ayaa waxa aan ku soo xasuusan karnaa dawladii cusmaaniga oo uu hogaaminaye cusmaan oo soo gaaray koonfurta dalka soomaaliya dawladaan oo aheyd dowlad islaam ah oo ka dhisneen dalka turkiga magaalo madaxna u aheyd istanbul ayaa dawladaan ayaa soomaaliya ka talineyse ku dhawaad 300 oo sano.
Halka Xiriirka Soomaaliya-Turkiga xiriirkooda uu si sax u bilaabday xiligii Suldaan Suleymaan AL-Qaanuuni.